\ Darraasadda Xubinnimada 2014 ee Ururka SEIU

Darraasadda Xubinnimada 2014 ee Ururka SEIU

Sannad walba Hoggaanka Kulanka Ururka ee Maajo 10, ururkeenna ayaa dejiya himmilooyinkooda iyo miisaaniyad ku salaysan waxyaabaha xubnuhu ay u doortaan mudnaan siin. Fikraddaada ka dhiibo, adigoo soo dhammaystirya darraasaddan, ugana qayb qaadanaya doodaha goobtaada shaqo ama kulammada guud ee xubnaha.    

Did you like this? Share it:

Comments are closed.